Vocabulary, Unit Two, Chapter Seven, Day Two Flashcards
Furniture (lit. Things for house)
Alaab (ta) guri (ga);
Alaabo/a (da) guryo/a (ha)
Dresser; cabinet (armoire)
Armaajo (da); armaajooyin (ka)
Heavy
Culus
Window
Daariishad (da); dariishado/a (ha)
Wall
Derbi (ga); derbiyo/a (da)
Put
Dhig
Villa ( in the north)
Fillo/a (da); fiillooyin (ka)
Mattress
Furaash (ka); furaashyo/a (da)
Corner
Geeska; geese/a (ha)
Hallway
Hoolway (ga); hoilwayo/a (da)
Break
Jebi
Closet; cupboard; pantry
Kabadh (ka); kabadho/a (da)
Nightstand
Koomadiin (ka); koomadiinno/a (da)
Sofa/couch
Kursi (ga) dheer; kuraas (ta) dhaadheer
Chair
Kursi (ga); kuraas (ta)
Light
Laambad (da); laambado/a (ha)
Two-person; queen sized
Laba qaad
Tea table
Miis (ka) shaah (a); miisas (ka) shaah (a)
Mirror/ glass
Muraayad (da); muraayado/a (ha)
Dining room
Qolka cuntada ; qolal (ka) cunta (da)
Load; cargo
Rar (ka)
Rug
Roog (ga); roogag (ga)
Clock
Saacada derbiga; saacado/a(ha) derbiyo/a (da)
Bed
Sariir (ta); sariiro/a (ha)
Wall picture
Sawirka derbiga; sawirro/a(da) derbiyo/a (da)