Vocabulary, Unit 9, Chapter 31, Day 2 Flashcards
Fertile (soil)
Carrosan
At the end of (something)
Dabayaaqo
Donkey
Dameer (ta) /dameer (ka); dameero (aha)
Narrow (space); thin
Dhuuban
Opportunity
Fursad (da); fursado/a (ha)
Car; cart
Gaadhi/ gaari , gawaari (da)
Small business
Ganacsi (ga) yaryar
Armed conflict
Guluf (ka) dagaal
Whether
Haddey tahay
Disarmament
Hub ka dhigis (ta)
Against
Ka dhan ah
Add to
Ku biiri
Based on
Ku sal leh
Drop it it
Ku soo rid
Next to
Ku xigta
Bankroll, investment
Maalgelin (ta); maalgelinno/a (da)
Access point
Meel (sha) laga galo; meelo/a (ha) laga galo
Except
Mooyaane
This morning
Saaka
As it’s called
Sida lagu magacaabay
As you know it
Sidaad u og tihiin
Stand on tiptoe
Taagsi
Kiosk
Tabakaayo (da); tabakaayooyin (ka)
Lean (on something)
Ku tiirso
Only; just
Uun
Weave
Weecweeco
Ambush
Weerar (ka) gaadmo/a (da) ah; weerarro/a (da) gaadmo/a (da) ah
Restrict
Xannib