Vocabulary Unit 5, Chapter 17, Day 2 Flashcards
Bazooka
Baasuuke /a (ha); baasuukayaal (sha)
Target
Beegso
Pistol
Bistoolad (da); bistoolado/a (ha)
Capital city
Caasimad (da); caasimado/a (ha)
Helicopter
Dayuura (da) qumaatiga u kacda; dayuurada (ha) qumaatiga u kaca
Event
Dhacdo/a (da); dhacdooyin (ka)
Defend
Difaac
Action/ act
Fal (ka); falal (ka)
Message
Farriin (ta); farriimo/a (ha)
Carry out; fulfill
Fuli
Short coming, lacking
Gaabis (ta)/ gaabin (ta)
Help/ assist/ give a hand
Gacan ka geysan
Hand Grenade
Garneylka gacanta; garneyllada gacanta
Succeed, win
Guuleyso
Whether
Ha ahaato
At the same time
Haddana
Mortar
Hoobiye/a (ha); hoobiyayaaal (sha)
Operations
Howlgal (ka); howlgallo/ a (da)
Although
Inkastoo
Mostly, most of the time
Inta badan
Wonder
Iswaydii
Administer
Maamul
Artillery
Madfac (a); madaafiic (da)
Land mines
Miino/a (da); miinooyin (ka)
Guns
Qori (ga) akga; qoryo/a (ha) akga
Civilian
Shacab (ka)
Stabilization
Xasilin (ta)
Transfer (power)
Xil wareeji