Vocabualry, Unit 9, Chapter 33, Day 1 Flashcards
Broad, wide, large
Ballaaran/ Ballaadhan
Visit
Booqasho/a (da)booqashooyin (ka)
Patient
Bukaan (ka); bukaanno/a (da)
Help; aid; assistance
Caawinaad (da)
Modern, state of the art
Casri (ga)
Military force
Ciidan (ka); ciidammo/a (da)
Developing countries
Dalal (ka) soo kacaya
Interest; aim
Dan (ta); Dano/a (ha)
Donation
Deeq (da); Deeqo/a (ha)
Building
Dhisid (da)
Revision
Dig u eegis (ta)
Ready
Diyaar
Hero
Geesi (ga); geesiyo/a (da)
Smoothness; good order
Habsami (da)
Operator
Hawlwadeen (ka); hawlwadeenno/a (da)
Leader
Hoggaamiye/a (ha); hoggaamiyayaal (hoggaamiyayaasha)
Developing; development
Horumarin (ta)
Mutual understanding
Is afgarad (ka)
Involvement
Ku lug lahaansho/a (ha)
Double
Labjibbaar
Thank
Mahad celi
Priority
Mudnaanta (ta)
Salary
Mushahar (ka); Musharro/a (da)/ mushaharaad (ka); mushaharooyin (ka)
Result; outcome
Natiijo/a (da); natiijooyin (ka)
Equipment
Qalab (ka); qalabyo/a (da)
Equipping
Qalabayn (ta)
A big part; a lions share
Qayb lixaad leh
A lions share
Qayb libaax (a)
Deep-rooted
Qotodheer
Help; assist
Saacid
Bed
Sariir (ta); sariiro/a (ha)
No doubt
Shaki Ku jirin
Individual; person
Shaqsi (ga); shaqsiyo/a (da)/ shaqsiyaad (ka)
Training
Tababarid (da)
Bullet
Xabbad (da); xabbado/a (ha)
Time
Xilli (ga); xilliyo/a (ha)