Vocabualry, Unit Three, Chapter Nine, Day Four Flashcards
1
Q
Plastic
A
Balaastig (ga); balaastigyo/a (da)
2
Q
Ethiopian currency
A
Bir (ta)
3
Q
Nationality
A
Dhalasho/a (da); dhalashooyin (ka)
4
Q
To look/ appear
A
EEG
5
Q
Leather
A
Harag (a); hargo/a (ha)
6
Q
Compare
A
Is barbardhig
7
Q
Broken
A
Jaban
8
Q
Leave it
A
Ka tag
9
Q
Contact
A
La xidhiidh
10
Q
Coins
A
Qadaadiic (da)
11
Q
Decrease
A
Qiimo dhac
12
Q
Rate/value
A
Qiimo/a (ha)
13
Q
Push
A
Riix
14
Q
Exchange
A
Sarrif
15
Q
Exchanger (of money)
A
Sarrifle/a (ha) sarrifleyaal (sha)
16
Q
Shilling
A
Shilin (ka); shilimo/a (da)
17
Q
Foreign
A
Shisheeye/a (ha)
18
Q
Easily
A
Si fudud
19
Q
Inflation
A
Sicir barar (ka)
20
Q
Wait
A
Sug
21
Q
Wheel
A
Taayir (ka); taayirro/a (da)
22
Q
Euro
A
Yuuro/a (da); Yuurooyin (ka)