Vocabulary, Unit 10, Chapter 34, Day 4 Flashcards
Prize
Abaalgud (ka); abaalgudyo/a (da)
Spouse (female)
Afo (da); afooyin (ka)
Terrorist
Argagixiso/a (da); argagixisooyin (ka)
Exhibition
Bandhig (a); babdhigyo/a (da)
Grow up; rear; bring up
Barbaari
Tradition
Caado/a (da); caadooyin (ka)
Folk dance
Cayaar (o) dhaqameed (ka)
Moderate
Daadhihi
Holiday (honeymoon)
Dalxiis (ka)
Youth
Dhallinyaro/a (da)
Cultural rehabilitation
Dhaqancelis (ka); dhaqancelisyo/a (da)
Interact
Falgal
Craft
Farshaxan (ka); farshaxano/a (da)
Ideology
Fikrad (da); fikrado/a (ha)
Murderer
Gacan Ku dhiigle (ha); gacan Ku dhiiglayaal (sha)
Burn
Gub
Mislead
Habaabi
Eager
Hanqal taag
Commit (to something)
Ka go’an
Imitate
Ku dayo
Dissolve
Ku dhexmil
Couple
Lammaane/a (ha); lammaanayaal (sha)
Protocol
Maamuus (ka); maamuusyo/a (da)
Comedy, jokes
Majaajilo/a (da); majaajilooyin (ka)
Opposition
Mucaarad (ka); macaarado/a (ha)
Expense
Qarash (ka); qarashaad (ka)
Refugee
Qaxooti (ga); qaxootiyo/a (da)
Diaspora
Qurbo/a (ha)
Concert
Riwaayad (da); riwaayado/a (ha)
The Islamic law
Shareecada
Satan
Shaydan (ka) ; shayaadiin (ada)
Return back
Soo celi
Immigrant
Soo galooti (ha); soo galootiyo/a (da)
Heritage
Soo jireen (ka); soo joreeno/a (da)
Concern
Welwel (ka)
Extremist
Xagjir (ka); xagjiro/a (da)