Vocabulary, Unit 5, Chapter 18, Day 4 Flashcards
Call
Baaq (a); baaqyo/a (da)
Impress
Cajabi
Viewer
Daawade/a (ha); daawadayaal (sha)
Move
Dhaqdhaqaaq (a)
Safe guard
Dhawr
Security council
Golaha ammaanka
House of Representatives
Golaha wakiilada; golayaal (sha) wakiilada
Old women
Habar (ta); habro/a (ha)
Be dazzled with some thing
Indha sarcaad
Cooperation
Iskaashi (ga)
Permanent
Joogtada ah
Benefit from
Ka faa’iidaysiga
Take part in
Ka qayb qaado
Be astonished; be surprised with
La yaab
Honorable
Mudane/a (ha); mudanayaal (sha)
Lamps; lights
Nal (ka); nalal (ka)
Be aware of how; know
Ogsoonow
Equality
Sinnaan (ta)
Taxi driver
Tagsiile/a (ha); tagsiilayaal (sha)
Awareness
Wacyi gelin (ta)
Representative
Wakiil (ka); wakiillo/a (da)
Situation
Xaal (ka)
Rights
Xaq (a); xaquuq (da)
Members
Xubin (ta); xubno/a (ha)