Vocabulary, Unit Three, Chapter Nine, Day Three Flashcards
Departure
Ambabax
Security
Ammaan (ka)
Safety
Badbaado/a (da)
Liquid
Dareere/a (ha); dareeerayaal (sha)
Delay
Dib u dhac (a); dib u dhacyo/a (da)
Safety warning
Digniin (ta)
Urge
Far
Layover/ pause
Hakasho
Weapons
Hub (ka)
Gate/ entrance
Illin(ka); illimo/a (da) (irid)
Arrival
Imaansho/a (ha)
Departure board
Jadwal (ka) ambabax (a)
Arrival board
Jadwal (ka) imaansho/a (ha)
Permitted
La ogol yahay
Announce/ inform
Ogeysii
Announcement
Ogeysiis (ka); ogeysiisyo/a (da)
Unattended
Lala joogin
Confiscate
La wareeg
Continent
Qaarad (da); qaarado/a (ha)
Regulation
Qaynuun (ka); qawaaniin (ta)
Passenger
Rakaab (ka)
Smoking
Sigaar cabid (da)
Department
Waax (da); waaxo/a (ha)
Country
Waddan (ka); waddamo/a (da)
On time
Waqtigiis/waqtigeed