Vocabulary, Unit 10, Chapter 34, Day 2 Flashcards
Destroy
Baaba ‘
Spread
Baah
Be deliberate; intentional
Badheedh
Sailor
Badmaax (a); badmaaxyo/a (da)
Increase; widen
Ballaadhi
Suffer
Balanbal
Mark
Bar (ta); baro/a (ha)
Avoid/go around
Baydh
Untruth; falsehood
Been (ta)
Pirate
Burcadbadeed (da); burcadbadeedyo/a (da)
Honest
Daacad
Cover
Dabool
War
Dagaal (ka); dagaalo/a (da)
Boat
Doon (ta); doonyo/a (ha)
Role
Door (ka); doorar (ka)
Selection
Doorasho (da); doorashooyin (ka)
Art
Fan (ka)
Artists
Fannaan (ka); fannaano/a (da)
Active
Firfircoon
Hands-on (practice)
Gavin ka sameyn
The Singing Audition
Heesha Hirgalay
Entertainer
Hobol (ka); hobollo/a (da)
Leave off
Iska daa
Actor
Jile/a (ha); jilayaal (sha)
Entertainment
Madadaalo (da); madadaalooyin (ka)
Gamble
Qamaar
Truth
Run (ta)
Picture
Sawir (ka); sawiro/a (da)
Literature
Suugaan (ta); suugaano/a (da)
Journalist
Suxufi (ga); suufiyo/a (da)
Workshop
Tababar (ka); tababaro/a (da)
Experienced
Xeeldheer
Skill
Xirfad (da); xirfado/a (ha)