Vocabulary, Unit Four, Chapter 12, Day 4 Flashcards
Put up for sale
Beec gee
Lunch break
Biririf (ta) qado/a (da); biririfo/a (ha) qadado/a (da)
Normally; traditionally; usually
Caadi ahaan
Weekend
Dhamaadka todobaad (ka); dhamaadka todobaadyo/a (da)
Be happy
Farax
Permission; vacation
Fasax (a); fasaxyo/a (da)
Time sheet
Foom (ka) saacadaha shaqadada; foomam (ka) saacadaha shaqada
Task
Hawl (sha); hawlo/a (ha)
Retirement
Hawlglab (ka)
Be a member of
Ka Tirsan
Satisfied with something
Ku qanac
Wage
Mushaar (ka); mushaarro/a (da)
Hire
Qor
Per hour
Saacaddii
Middle of the night
Saq (da) dhexe
Work
Shaqee
Employer
Shaqo bixiye/a (ha); shaqo bixiyayaal (sha)
Job seeker
Shaqo doon (ka); shaqo doonayaal (sha)
Pregnant
Uur leh
Wada Xajood (ka); wada xaajoodyo/a (da)
Negotiation
Do something about
Wax ka qabo
It is my pleasure
Waxaa farxad ii ah