Vocabulary, Unit 9, Chapter 33, Day 2 Flashcards
Product, goods
Agab (ka); agabyo/a (da)
Wind
Dabeyl (dabeysha); dabeylo/a (ha)
Exporting
Dhoofin (ta)
Make, manufacturing
Farsamee
Do business, trade
Ganacso
Governor
Guddoomiye/a (ha); guddoomiyayaal (sha)
In general
Guud ahaan
Remains, waste
Hadhaa (ga)
Ready
Heegan
Plan
Hindise/a (ha); hindisayaal (sha)
Implement
Hirgeli
Telecommunications
Isgaarsiin (ta)
Expert
Khabiir (ka); khubaro/a (da); khabiiro/a (da)
Electricity
Koronto/a (da)
Animal bones
Lafaha xoolaha
Necessary
Lagama maarmaan
Investment
Maalgashi (ga)
Administration
Maamul (ka); maamullo/a (da)
Meeting place; venue
Madal (madasha)
Always, every time
Mar walba
Project
Mashruuc
Key
Muftax (a); muftaaxyo/a (da)
Farm animal
Neef (a); neefaf (ka)
Slaughter
Qal
Soap
Saabuun (ta); saabuunno/a (da)
Impact; effect
Saameyn
Shareholder
Saamile/a (ha); saamiley (da)
Maintaining security
Sugidda amniga
Training
Tababar (ka); tababarro/a (da)
Renewable energy
Tamarta cusboonaata
Most expensive
Ugu qaalisan
Report; give news; talk
Warran
Production.
Wax soo Saar
I am sure
Waxaan hubaa
Moreover
Weliba