Vocabulary, Unit Two, Chapter Seven, Day Three Flashcards
Bowl
Baaquli (ga); baaquliyo/a (da)
Once a month
Bishii mar
Microwave
Cunto kululeeye/a (ha); cunto kululeeyayaal (sha)
Fork
Fargeeto/a (da); farageetooyin (ka)
Water (tank)
Haanta biyaha ; Haamo/a (ha) biya (ha)
Check
Jeeg (ga); jeegag (ga)
Clothing iron
Kaawiyad (da); kaawiyado/a (ha)/ feero/a (da); feerooyin (ka)
Expense
Kharash (ka)/ qurashyo/a (da)
Cup
Koob (ka); koobab (ka)
Electricity
Koranto/a (da); korontooyin (ka)
Cash
Lacag (ta); caddaan ah
Knife
Mindi (da); mindiyo/a (ha)
Spoon
Qaaddo/a (da); qaaddooyin (ka)
Stuff, equipment, tools
Qalab (ka)
Washing machine
Qasaalad (da); qasaalado/a (ha)
Receipt
Rasiid (ka); Boono/a (da)
Plate
Saxan (ka); saxuun (ta)
Stove
Shoolad (da); shoolado/a (ha)
Fridge
Tallaajad (da); talaajado/a (ha
Quality
Tayo/a (da); tayooyin (ka)
Telephone
Telefoon (ka); telefoonn/a (da)
Agency
Wakaalad (da); wakaalado/a (ha)
Dishes
Weel (ka); weelal (sha)
Office
Xafiis (ka); xafiisyo/a da
Total
Xisaab (ta); xisaabo/a (ha)