Vocabulary, Unit 9, Chapter 30, Day 2 Flashcards
Devastate
Baaba’
Water contamination
Biyo wasaqeyn (ta)
Unusual
Caadi ahayn
Coast guard
Ciidan (ka) ilaalada xeeb (ta); ciidamada ilaalada xeebaha
Gum (mouth)
Cirrid (ka); cirrido/a (ha)
Waterborne illness
Cuduradda ka dhasha biyaha
Dumping
Daadin (ta)/ qubid (da)
Mysterious
Dahsoon opti yaab leh
Repair
Dayactir (ka); dayactirro/a (da)
Detail
Faafaahi
Pimple
Fin (ka); finan (ka)
Hazard
Halis (ta); halisyo/a (da)
Majority of them
Intooda badan
Unload
Ka Deji
Undock; open for
Ka fur
It’s not the same
Lama mid ah
Skin; animal hide
Maqaar (ka); maqaaro/a (da); harag (ga); hargo/a (ha)
Rare
Naadir
Respiratory system
Neefmareen (ka); neefmareeno (ada)
Severely
Si ba’an
Toxic, poison
Sun ah
Specialization
Takhasus (ka); takhasusyo (ada)
Compromise, weaken
Wiiq
Excessive
Xad- dhaaf