Vocabulary, Unit Three, Chapter Nine, Day Two Flashcards
Accept
Aqbal
Application
Arji (ga); arjiyo/a (da)
Passport
Baasaboor (ka) ; baasaboorro/a (da)
Free
Bilaash
Fill
Buuxi
Reserve
Carbuuno
Apply/request
Dalbo
Crime
Dembi (ga); dembiyo/a (da)
Refuse/deny
Diid
Visa
Fiise/a (ha); fiisooyin (ka); dal-ku-gal (ka) ; dal-ku-gallo/a (da)
Form
Foom (ka); foomam (a)
Procedure; strategy
Hab (ka); habab (ka); hannaan (ka); habab (ka)
Find/obtain
Hel
Hotel clerk
Hoteel -haye/a (ha); hotel hayeyaal (sha)
ID card
Kaar (ka) Aqoonsi (ga); kaarar (ka) aqoonsi (ga)
Credit card
Kaar (ka) Bangi (ga); kaarar (ka) bangiyo/a (da)
Included in /part of
Ku jir
Related to
La xiriira
Reason
Sabab (ta); sababo/a (ha)
Embassy
Safaarad (da); safaarado/a (ha)
King size bed
Sariir (ta); saddex qaad (ka) ah; sariiro/a (ha) seddax qaad (ka)
Date
Taariikh (da); taariikho/a (ha)
Immigration department
Waax (da) socdaal (ka); waaxo/a (ha) socdaallo/a (da)
Call
Wac
Information
Warbixin (ta); warbixinno/a (da)
Ever in your life, never
Weligaa