Vocabulary, Unit 10, Chapter 37, Day 1 Flashcards
Order
Amar (ka); Amarro/a (da)
Need
Baahi (da); baahiyo/a (ha)
Align oneself with
Bahow; bahoob
Observation posts
Baraha wax laga ilaaliyo
Anchor
Baroosin (ka); broosinno/a (da)
Forge; falsify
Been abuur
Pirate
Burcad badeed (ka); burcad badeedyo/a (da)
Navy, naval forces
Ciidanka Badda; ciidama (da) bad (da)
Administrative district
Degmo/a (da); degmooyin (ka)
All
Dhammaaan
Finish, conclude, complete
Dhammaystir
Decree
Digreeto/a (da); digreetooyin (ka)
Outskirt
Duleed (ka); duleedyo/a (da)
Alliance
Gaashaanbuur (ta); gaashaanbuurro/a (da)
Assist
Gacan sii
Humanitarian aid
Gargaar bani’aadannimo
Operation
Howlgal (ka); howlgallo/a (da)
Protect; watch
Ilaali
Ignore (make oneself blind)
Iska indhatir
Cooperative
Iskaashaato/a (da); iskaashatooyin (ka)
Identify card
Kaadh (ka) aqoonsi (ga); kaadhadh (ka) aqoonsi (ga)
Fishing
Kalluumaysi (ga)
Fisherman
Kalluumayste/a (ha); kalluumaysato/a (da)
Get involved
Ku lug yeelo
Do business with
La macaamil
Prohibit; ban
Mamnuuc
Ship
Markab (ka); maraakiib (ka)
Approval
Oggolaansho/a (ha)
Method
Qaab (ka); qaabab (ka)
Equip
Qalabee
Distribute
Qaybi
Coral reef; coral
Shacaab (ka)
Be of use
(Wax) tar
Unconfirmed report, number
Tibaax (a); tibaaxo/a (da)
Legitimate
Xalaal (xalaasha)
Coast; beach
Xeeb (ta); xeebo/a (ha)