Vocabulary Unit 5, Chapter 16, Day One Flashcards
Bicycle
Baaskiil (ka); baadkiilo/a (da)
Ball
Balooni (ga); balooniyo/kubad (da); kubaddo/a (ha)
Exercising stomach/ make smaller
Calool yareyn (ta)
Athlete
Ciyaartoy (ga)
Fetch water
Dhaami
Score
Dhali
Water bottle
Dhalo biyo ah; dhalooyin biyo ah
Goal
Gool (ka); goolal (sha)
Fitness
Jidh dhis (ka)
Trophy
Koobka; koobab (ka)
Hand ball
Kubada gacanta; kubadaha gacmo/a (ha)
Weight/ scale
Miisaan (ka); miisaano/a (da)
Muscle building
Muruq dhis (ka); murqo/a (ha) dhis (ka)
Carry
Qaad
Lift
Qaad
Net
Shabaq (a); shabaqyo/a (da)
Contest/ competition
Tartan (ka); tartamo/a (da)
Treadmill
Tiriidmiil (ka); tiriidhmiilo/a (da)
Towel
Tuwaal (ka); tuwaalo/a (da)
Tug of war
Xadhig jiid (ka)
Set
Xidhmo/a (da); xidhmooyin (ka)