Vocabulary Unit 5 Chapter 15 Day 2 Flashcards
Ambulance
Ambalaas (ka); ambulaasyo/a (da)
Diabetes
Cudurka macaanka
Midwife
Dhaliso (da); dhalisooyin (ka)
Infant
Dhallaan (ka)
Birth
Dhalmo/a (da)
Blood pressure
Dhiig kar (ka)
Labor
Fool (sha)
Child
ilmo/a (ha)
Physical therapy
Jimicsi caafimaad
Sedate
Kabaabyee
Deliver in
Ku dhal
Paralysis
Naafow (ga)
Asthma
Need (ta)
Breastfeed
Nuuji
Lower half of the body
Qaar (ka) dambe; qaarar (ka) dambe
Stroke
Qallal (ka); qallallo/a (da)
Surgery; cesarean section
Qalliin (ka) dhalmo/a (da); qalliimo/a (da) dhalmo/a (da)
Faint
Suux
Seizure
Suuxdin (ta); suuxdimo/a (ha)
Anesthetize
Suuxi
Midwife
Umuliso/a (da); umlisooyin (ka)
Heart
Wadne/a (ha); wadneyaal (sha)
Heart attack
Wadne-qabad (ka)
Pregnant
Xaamilo/a (da); xaamilooyin (ka)
Be allergic
Xajiimoo
Allergic reaction
Xajiin (ka)
Chronic conditions
Xanuun raagay; xanuuno/a (da) raagay