Vocabulary, Unit Four, Chapter 12, Day 3 Flashcards
Knowledge
Cilmi (ga); cilmiyo/a (da)
Youth
Dhalinyaro/a (da)
Technician
Farsamo yaqaan (ka); farsamo yaqaanno/a (da)
Previous
Hore
Development
Horumar (ka); horumarro/a (da)
Develop; make progress
Horumari
Iimeyl (ka); iimayllo/a (da)
Experience
Khibrad (da); khibrado/a (ha)
Summarize
Koob
Temporary
Ku meel gaadh
College; faculty
Kulliyad (da); kuliyado/a (ha)
Head/ leader
Madax (a); madax (da)
Salary
Mushahar (ka); mushaharro/a (da)
Media
Saxaafad (da); saxaafado/a (ha)
Job search
Shaqo raadin (ta) shaqooyin raadin (ta)
Company
Shirkad (da); shirkado/a (ha)
Condition
Shuruud (da); shuruudo/a (ha)
Organization
Urur (ka); ururro/a (da)
Experience; experienced
Waayaragnimo/a (da)
Interview
Waraysi (ga); wareysiyo/a (da)
Newspaper
Wargeys (ka); wargeysyo/a (da)
Reporter
Wariye /a (ha); wariyeyaal (sha)
Ministry of Information
Wasaaarad (da) warfaafinta; wasaarado/a (ha) warfaafinta
Ask
Waydii
Advertise
Xayaysii