Vocabulary, Unit 10, Chapter 35, Day 3 Flashcards
Governor
Badhasaab (ka); badhasaabyo/a (da)
Criticism; reprimand
Canaan (ta)
Inaugurate
Daahfur
Study
Daraasad (da); daraasado/a (ha)
Dozen
Darsin (ka); daraasiin (ta)
Youth
Dhallinyaro/a (da)
Movement; activity
Dhaqdhaqaaq (a); dhaqdhaqaaqyo/a (da)
Condition, circumstance
Duruuf (ta); duruufo/a (ha)
Few
Fara Ku tiris
Interfere; get involved
Faraha la gal
Local council
Gole/a (ha) degaanka ; golayaal (sha) degaanka
Migrate
Haajir
Die; perish
Halaag
Busy
Ku hawllan
Goal
Hiigsi
Economic sources
Ilo/a (ha) dhaqaale/a (ha)
Coordinator
Isku/isu duwe/a (ha); isku/isu duwayaal (sha)
Direct
Jihee
Compel; force
Khasab
Resource
Khayraad (ka); khayraadyo/a (da)
Economic growth
Koboca dhaqaale/a (ha)
Thousands
Kumannaan (ka)
Vocation; trade
Mihnad (da); mihnado/a (ha)
Qalinjebi
Graduate
United Nations
Qarammada Midoobay
Family
Qoys (ka); qoysas (ka)
Discouragement; despair
Quus (ta)
Idea; opinion
Ra’yi (ga); rayiyo/a (da)/ Aaraa’ (da)
Hinder
Ragaadi
Poverty
Saboolnimo/a (da)
Job creation
Shaqo abuur
Unemployment
Shaqo la’aan (ta)
Possible
Suuragal
Community organizations
Ururrada bulshada
Ministry of Labor and Social Affairs
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Skills training
Xirfad siin (ta)