Vocabulary, Unit 5, Chapter 16, Day 3 Flashcards
1
Q
Freeze
A
Barafee
2
Q
Cook well
A
Bislee
3
Q
Taste
A
Dhadhan (ka); dhadhamo/a (da)
4
Q
Melt
A
Dhalaali
5
Q
Import
A
Dibad ka soo Gali
6
Q
Bake
A
Dub
7
Q
White beans
A
Faasuuliye/a (ha)
8
Q
Cheese
A
Farmaajo/a (da)
9
Q
Vitamin
A
Fiitamiin (ka); fiitamiino/a (da)
10
Q
Stretch
A
Isjiidjiid
11
Q
Separate
A
Kala qaad
12
Q
Boil
A
Karkari
13
Q
Vegetarian
A
Khuddar cune/a (ha)
14
Q
Salt
A
Milix (da); milixyo/a (da)
15
Q
Bake
A
Moofee
16
Q
Oven
A
Moofo/a (da)
17
Q
Nourish
A
Nafaqee
18
Q
Nutrients
A
Nafaqo/a (da)
19
Q
Canned
A
Qasacadaysan
20
Q
Grind
A
Ridiq
21
Q
Fry
A
Shiil
22
Q
Grill
A
Sol
23
Q
Polenta
A
Soor (ta); shuuro/a (da); sooro/a (ha)/ shuurooyin (ka)
24
Q
Sauce
A
Suugo/a (da); suugooyin (ka)
25
Q
Halal
A
Xalaal (ka)