Vocabulary, Unit Three, Chapter Ten, Day Three Flashcards
Solder; weld
Alxan (ka)
Water pump
Bamboo/a (da) biyaha ; bambooyin (ka) biyaha
Metal
Bir (ta); biro/a (ha)
Brake
Biriig (ga); biriigyo/a (da); fariin (ka); fariimo/a (da)
Technical problem
Cillad (da) farsamo; cillado/a (ha) farsamo
Defective
Cilladaysan
Spill down; flow away, leak
Daadi
Spill down; flow away (reflexive)
Daado
Hood
Dabool (ka) matoor (ka)
Tear; rupture
Dillaac (a); dillaacyo/a (da)
Repair shop
Garaash (ka); garaashyo/a (da)
Exhaust system
Iskaalamiinto/a (da); iskaalamiintooyin (ka)
Steering wheel
Istiirin (ka); istiirinyo/a (da) isteerso/a; isteersooyin (ka)
Gasket; seal
Lingax (a); lingaxyo/a (da)
Tire
Lug (ta) baabuur (ka)
Lugo/a (ha) baabuur (ta)
Mechanic
Makaanig (ga); makaanigyo/a (da)
Motor; engine
Matoor (ka); matoorro/a (da)
Smoke/smoking
Qaac (a)
Car jack
Giriig (ga); giriigyo/a (da)
Radiator
Raadhiyaytor (ka); raadhiyaytarro/a (da) raayatoore
Oil
Saliid (da)
Noise
Shanqar (ta); shanqarro/a (da)
Start; turn on (light)
Shid ; daar
Transmission
Taraansmishan (ka); taraansmishanyo/a (da)
Pipe
Tubbo/a (da); tubbooyin (ka) tuumbo/a (da); tumbooyin (ka)