Vocabulary, Unit Three, Chapter Eight, Day One Flashcards
Mouth
Af (ka); afaf (ka)
Symptom
Calaamad (da); calaamado/a (ha)
Stomach/ sign
Calool (sha); caloolo/a (ha)
Throat
Cuno/a (ha); cunayaal (sha)
Treat
Daawee
Medicine
Daawo/a (da); daawooyin (ka)
Feeling; feel
Dareen (ka); Dareenno/a (da)
Dizziness
Dawakhaad (da)/ wareer (ka)
Hospital
Dhakhtar (ka)/ isbitaal (ka); dhakhtaro/a (da)/ isbitaalo/a (da)
Cold
Dhaxan (ta)
Ear
Dheg (ta); Dhego/a (ha)
If
Haddii
Flu
Hargab (ka)
Sneeze
Hindhiso/a (da)
Eye
il (sha) ; indho/a (ha)
Pills
Kaniini (ga); kiniiniyo/a (da)
Head
Madax (a); madaxyo/a (da)
Headache
Madax xanuun (ka)
Rest
Naso
Breath
Neef (ka); neefaf (ka)
Chills
Qandho/a (da)
Cough
Qufac (a); qufacyo/a (da)
Nose
San (ka); sanan (ka)
Syrup
Sharoobo/a (da); sharoobooyin (ka)
Diarrhea
Shuban (ka)
Sickness; sick
Xanuun (ka) / Jiro/a (da); xanuunno/a (da)/ jirrooyin (ka)
Fever
Xumad (da); xumado/a (ha)