Vocabulary Unit 11, Chapter 40, Day 1 Flashcards
Social service
Adeego(a) bulsho/a (da); adeegyo/a (da) bulsha (da)
Escape
Baxso
Breakdown
Burbur (ka); burburro/a (da)
Complain
Cabo
Cultural Barrier
Caqabad (da) dhaqameed (ka); caqabado/a (ha) dhaqameed (ka)
Challenge
Caqabad (da); caqabado/a (ha)
Shame
Ceeb (ta); ceebado/a (ha)
Sit behind
Daba fadhi
Welfare
Daryeel (ka); daryeel/oa
Unbalance
Dheelli
Structure
Dhismo/a (ha); dhismooyin (ka)
Tolerance
Dulqaad (ka)
Protection
Ilaalin (ta)
Shortly afterwards
Inyar ka bacdi
Suicide
Is miidaamin (ta)
Transition; go over
Ka Gudub
Ka warheyn
Awareness; be informed
Lesbian
Khaniisad (da); khaniisado/a (ha)
By force
Khasab
Adoption
Korsasho/a (da)
Rape
Kufso
Encounter
La kulan
Adapting
La qabsasho/a (da)
Couple
Lammaane/a(ha); lammaanayaal (ka)
Invest
Maalgeli
Asylum
Magangelyo
Demonstration
Mudaaharaad (ka); mudaaharaadyo/a (da)
Quarrel
Muran (ka); murano/a (da)
Abduct
Qafaalo
Relative
Qaraabo/a (da); qaraabooyin (ka)
Immigrate
Qax
Violence
Rabshad (da); rabshado/a (ha)
Suffering
Rafaad (ka)
Front line
Saf (ka) hore ; safaf (ka) hore
Forcefully
Si xoog leh
Sexual
Orientation
Tawajah (a) jiinsi (ga); tawajahyo/a (da) jiinsiyo/a (da)