Vocabulary, Unit 11, Chapter 40, Day 3 Flashcards
Recover
Bogso
Urge
Boorri
Prominent
Caan
Symptom
Calaamo/a (da) lagu garto; calaamooyin (ka) lagu garto
Disabled
Curyaan
Medication
Daaweyn (ta)
Sense of touch
Darren(ka) taabasho/a (da)
Sense
Dareen (ka); Dareemo/a (ha)
Treatment
Daryeel(ka); daryeelo/a (da)
Donate
Deeq
Defective
Dhantaalan
Inherit
Dhaxli
Recapture
Dib u qabso
Discrimination
Fuquuq (a); fuquuqyo/a (da)
Crawl
Gurguuro
Operation
Hawlgal (ka); hawl galo/a (da)
Former
Hore
Voluntary
Ilaah dartii
Transformation
Isbedel (ka); isbedello/a (da)
Vulnerable
Jilicsan
Mental trauma
Jug maskaxeed
Wheelchair
Kursi (ga) curyaan (ka); Kuraas (ta) curyaamiin (ta)
Strength ability
Laxaad (ka); laxaadyo/a (da)
Candidate
Musharrax (a); musharaxiin (ta)
Admit
Ogol
Distribute
Qaybi
Accident
Shil (ka); shilal (ka)
Obligation
Waajib (ka); waajibaad (ka)
Violation
Xadgudub (ka); xadgudubyo/a (da)
Disease; pain
Xanuun (ka); xanuunyo/a (da)
Mental disorder
Xanuun (ka) dhimir (ka); xanuuno/a (da) dhimir (ka)
Reality
Xaqiiq (da)
Center
Xarun (ta); xarumo /a (ha)
Scratch
Xoq