Vocabulary, Unit Four, Chapter 13, Day Two Flashcards
Insecurity; lack of security
Ammaandarro/a (da); ammaandarrooyin (ka)
Terrorism
Argaggixisanimo/a (da)
Terrorist
Argaggixiso/a (da)
Proof
Caddeyn (ta); caddeymo/a (ha)
Port
Deked (da); Dekedo/a (ha)
Expect
Filo
Beard
Gadh (ka); gadhadh (ka)
Witness
Goobjooge/a (ha); goobjoogeyaal (sha)
Threat
Hanjabaad (da); hanjabaado/a (ha)
Armed
Hubeysan
Surveillance camera
Kamarad (da) ilaalo/a (da); kamarado/a (ha) ilaalo/a (da)
Facing toward
Ku jeed
Bribe
Laluush (ka)
Ransom
Madaxfurasho/a (da); madaxfurashooyin (ka)
Ship
Markab (ka); maraakiib (ta)
Half an hour
Nusasaace
Capture; hijack
Qafaalo
Believable; believe
Rumeysan
Mustache
Shaarub/shaarib (ta); shaarubo/a (ha)
Suspicious
Shaki leh
Abuse
Tacaddi (ga)
Curly hair
Timo garaaro ah
Straight hair
Timo toosan
Attack
Weerar