Vocabulary Unit One, Chapter One, Day Two Flashcards
Aabbo/a (ha); aabbo/a (yaal)
Father
Abbaayo/a (ha); abbaayayaal (shal)
Sister
Adeer (ka); adeerro/a (da)
Uncle (paternal)
Awoowe/a (ha); awooweyaal (ka)
Grandfather
Ayeeyo/a (da); ayeeyooyin (ka)
Grandmother
Canug (ya/ga); carruur (ta)
Child
Eeddo/a (da); eeddooyiin (ka)
Aunt (paternal)
Gabadh/r (a/ta); gabdho (ha)
Girl
Ina adeer (ta); ilma adeer (ta)
Female cousin (paternal)
Ina adeer (ka); ilma adeerroa (da)
Male cousin ( paternal)
Ka imi/d
Came from
Ku
At
Leh
Have/own
Ma leedahay …?
Do you have…?
Qoys (ka); qoysas (ka)
Family
Shaqo/a (da); shaqooyin (ka)
Work
Tag
Go
Waan leeyahay
I have …
Walaal (ka); walaalo/a (ha)
Brother
Walaal (sha); walaalo/a (ha)
Sister
Wiil (ka); wiilal (sha)
Boy
Xaggee
Where