Vocabulary Unit 11, Chapter 40, Day 2 Flashcards
Impact
Aafo/a (da); aafooyin (ka)
Allegiance
Adeecsanaan (ta)
Service
Adeeg
Display
Bandhig
Social media site
Bar (ta) bulsho/a (da); baro/a (ha) bulsho/a (da)
Robbery
Burcadnimo/a (da)
Amazing
Cajiib
Taboo, shame
Ceeb (ta); ceebo/a (ha)
Behavior
Dabeecad (da); dabeecado/a (ha)
Bail
Dammiin (ta); dammiinooyin (ka)
Give up
Deyri
Phenomenon
Dhacdo/a (da); dhacdooyin (ka)
Encourage
Dhiirageli
Curtail; decrease
Dhin
Benefit
Faa’iido/a (da); faa’iidooyin (ka)
Courting
Haasawe/a (ha)
Girls
Hablo/a (ha)
Homelessness
Hooyla’aan (ta)
Get to know (someone)
Is baro
Communication
Isgaarsiin (ta); isgaarsino/a (da)
Hierarchy
Kala sareyn (ta)
Invisible
La Arag
Customer
Macaamil (ka); macaamiil (sha)
Audio and visual
Maqal iyo muuqaal
Gang
Mooryaan (ta)
Prepare
Qabanqaabi
Value
Qiimo/a (ha); qiimooyin (ka)
In reality
Run ahaan
Converse
Sheekeysi
Restoration
Soo celi (ta)
Revival
Soo nooleyn (ta)
Literature
Suugaan (ta); suugaano/a (da)
Dramatic
Xaraarad