Vocabulary, Unit Three, Chapter Nine, Day One Flashcards
Cancel
Baaji
Change
Beddel
One-way
Bixitaan ah
International
Caalami
Land (a flight)
Cagadhigo
Reservation
Carbuun (ta); carbuuno/a (da)
Travel abroad
Dhoof
Airplane
Diyaarad (da); diyaarado/a (ha)
Storm
Duufaan (ka); duufaano/a (da)
Fly
Duul
Flight
Duulimaad (ka); duulimaadyo/a (da)
Pilot
Duuliye/a (ha); duuliyeyaal (sha)
France
Faransiis (ka)
Vacation
Fasax (a); fasaxyo/a (da)
Fee
Fii (ga)/ ujro/a (da); ujrooyin(ka)
Shaky (turbulence)
Gariir
Airport
Garoonka diyaarado/a (ha)
Book
Isku qor
Take off
Kac/ duul
How long
Muddo intee le’eg
Good luck
Nasiib wanaagsan
Travel
Safar
Luggage/ suitcase
Shandad (da); shandado/a (ha)
Round trip (lit. Go and return)
Sii socod iyo soo socod
Turkey
Turki (ga)
Confirm
Xaqiiji