Vocabulary Unit 5 Chapter 15 Day 3 Flashcards
Hand sanitizer
Aalkolo/a (da); aalkolooyin (ka)
Bandage
Baandhayj ( da); baandhayjyo/a (da)
Spray
Buufis (ka); buufisyo/a (da)
Compress
Cadaadi
Compression
Cadaadiye/a (ha); cadaadiyayaal (sha)
Repeat
Ku celceli
Gauze
Cubdi/suuf (ka); suuaf (ka)
Inhaler
Dawo (da) neefta ; daawooyin (ka) neefta
Allergy medicine
Dawo xasaasiyadeed; dawooyin xasaasiyadeed
Antiseptic wipe
Faashad (da) tirtirka; faashado/a (ha) tirtirka
Tweezers
Fadhe/a (ha); fadheyaal (sha)
Glove
Gacan gashiga ; gacmo gashiga
Hydrocortisone cream
Kareem (ka) cambaarta; kareemooyin (ka) cambaarta
Antibiotic cream
Kareem (ka) caaqbuq bi’iye/a (ha); kareemooyin (ka) caabuqbixiye/a (ha)
Tape
Koollo/a (da); koollooyin (ka)
Blow into
Ku afuuf
Breathing canal
Marinka neefta; Marinno/a (da) neefta
Air
Neef (ta); neefo/a (ha)
Not breathing
Neef qabaato
Rescue breathing
Neef siin
Breathe
Neefso
Sling
Qool (ka); qoolal (sha)
Pain reliever
Xanuun bi’iye/a (ha); xanuun bi’iyeyaal