Vocabulary, Unit 7, Chapter 25, Day 2 Flashcards
Coup d’etat
Afgembi (ga); afgembiyo/a (da);
Inqilaab (ka); inqilaabyo/a (da)
Page
Bog (ha); Bogag (ga)
Message
Dhaambaal (ka); dhaambaallo/a (da)
Bad behavior; - conduct
Dhaqanxumo (da)
Public meeting place; arena
Fagaare/a (ha); fagaarayaal (sha)
Social
Furfuran
Deserve
Galabso
Victory pioneer
Guulwade/a (ha); guulwadayaal (sha)
Abyss
Haadaan (ta); haadaamo/a (ha)
Hero
Halyey (ya); halyeeyo/a (da)
Hover
Heehaab
Security guard
Ilaalo/a (da); ilaalooyin (ka)
Assimilation; mingling
Isdhexgal (ka); isdhexgallo/a (da)
Go along with
Jaanqaad
Dictator
Kelligiitaliye/a (ha); kelligiitaliyaal (sha)
Victory; success
Libin (ta)
Obstinate person; stubborn; unreasonable
Macangag (ga); macangagyo/a (da)
Rule; order; system
Nidaam (ka)
Plan
Qoondee
Group; herd; flock
Raxan (ta); raxamo/a (da)
Major general
Sarreeye gaas
Communist
Shuuci (ga); shuuciyiin (ta)
Slip; slide
Sidbo
Revolution
Tawrad (da); tawrado/a (ha)
Take by force; drag
Taxaab
Shooting
Toogasho/a (da); toogashooyin (ka)