Intro - Day 2 Vocab Flashcards
Akhri (v.)
To read.
Ardey(ga); Ardey(da) (n.)
Student
Buug(ga); Buugaag(ta) (n.)
Book
Dhageyso (v.)
To listen.
Fur (v.)
To open.
Kursi(ga); Kuraas(ta) (n.)
Chair
Macallin(ka); Macallimiin(ta) (n.)
Teacher
Miis(ka); Miisas(ka) (n.)
Table
Qalin(ka); Qalimo/a(ha) (n.)
Pen
Qor (v.)
To write.
Warqad(da); Warqado/a(ha) (n.)
Paper
Adigaa mudan.
You’re welcome.
Buugga akhri.
Read the book.
Fadlan ku soo celi.
Please repeat it.
Haa.
Yes.
Halkan soo fadhiiso.
Sit down here.
Halkan soo fariista.
You (all) sit down here.
Halkan soo istaag.
Stand up here.
Halkan soo istaaga.
You (all) stand up.
Idinkaa mudan.
You’re (all) welcome.
Ligu soo celi.
Repeat it for me.
Ma fahamtay?
Did you understand?
Ma fahamteen?
Did you (all) understand?
Ma fahmin.
I don’t understand.
Mahadsanid.
Thank you.
Mahadsanidiin.
Thank you (all).
Maya.
No.
Sidee loo dhahaa…?
How do you say…?
Tartiib u hadal.
Speak slowly.
Waan fahmay.
I understand.