Chapter 12 - Day 1 Flashcards
waxbarasho/a (da); waxbarashooyin (ka)
education
xaadir
(adj) present
xiisad (da); xisado/a (ha)
period
xisaab (ta); xisaabo/a (ha)
math
balcad (da)
school uniform
bareeg (ga)
break time
boqolkiiba
percent
dhibco/a (ha); dhibcooyin (ka)
marks, points
diin (ta); diimo/a (ha)
religion
dugsi (ga) sare
high school
dugsi (ga) hoose/dhexe
elementary school
fiisikis (ka)
physics
imtixaan (ka); imtixaanno/a (da)
examination, test
isku fasal
classmate
iwm (iyo wixii la mid ah)
etc
juquraafi (ga); jugraafiyo/a (da)
geography
kimistari (ga)
chemistry
maaddo/a(da); maaddooyin (ka)
subject
manhaj (ka); manaahij (ta)
curriculum
ra’yi (ga); r’yiyo/a (da)
opinion
sanad dugsiyeed (ka)
school year
saynis (ka)
science
taariikh (da); taariikho/a (ha)
history
teb
(verb) miss
waajib
requirement, obligation