Chapter 22 - Day 3 Flashcards
baayacmuashtar (ka); baayac mushtarro/a (da)
business
beel (sha); beelo/a (ha)
community, group of families
cod (ka) kalsooni (da); codad (ka) kalsooni (da)
vote of confidence
daacad
loyal, honest
degaan (ka); deggaamo/a (da)
settlement, residence
dhacdo (da); duacdooyin (ka)
incident
eed (da); eedo/a (ha)
allegation
eeg
(v) look at, look over
gar (ta)
lawsuit, case
guddi (da) farsamo; guddiyo/a (da) farsamo
technical committee
horkeen
(v) submit
ku meel gaadh (ka); ku meel gaadhyo/a (da)
interim, transition
mooshin (ka); mooshinno/a (da)
motion
miwaaddin (ka); muwaaddiniin (ta)
citizen
shacab (ka); shucuub (ta)
public, people
waafaqsan
in compliance with
wax qabad (ka); wax qabadyo/a (da)
accomplishment
xaqiiq (da); xaqiiqooyin (ka)
the truth
xidhiidh (ka); xidhiidho/a (ha)
relationship
xidhibaan (ka); xidhibaanno/a (da)
member of parliament