Chapter 33 - Day 2 Flashcards
Agab(ka); agabyo/a(da)
Product; gooda
Dabeyl(sha); dabeylo/a(da)
Wind
Dhoofin(ta)
Exporting
Farsamee
Make; manufacture
Ganacso
Do business; trade
Guddoomiye/a(ha); guddoomiyayaal(sha)
Governor
Guud ahaan
In general
Hadhaa(ga)
Remains; waste
Heegan
Ready
Hindise/a(ha); hindisayaal(sha)
Plan
Hirgeli
Implement
Isgaarsiin(ta)
Telecommunications
Khabiir(ka); khubaro/a(da)/khabiirro/a(da)
Expert
Koronto/a(da)
Electricity
Lafaha xoolaha
Animal bones
Lagama maarmaan
Necessary
Maalgashi(ga)
Investment
Maamul(ka); maamullo/a(da)
Administration
Madal(sha)
Meeting place; venue
Mar walba
Always; every time
Mashruuc(a); mashruucyo/a(da)
Project
Muftax(a); muftaaxyo/a(da)
Key
Neef(ka); neefaf(ka)
Farm animal
Qal
Slaughter
Saabuun(ta); saabuunno/a(da)
Soap
Saameyn(ta)
Impact; effect
Saamile/a(ha); saamiley(da)
Shareholder
Sugidda amniga
Maintaining security
Tababar(ka); tababarro/a(da)
Training
Tamarta cusboonaata
Renewable energy
Ugu qaalisan
Most expensive
Warran
Report; give news; talk
Wax soo saar
Production
Waxaan hubaa
I am sure
Weliba
Moreover