Intro - Day 1 Vocab Flashcards
Berri (n.)
Tomorrow
Faraxsan (adj.)
Happy
Galab(ta); Galbo/a(ha) (n.)
Evening
Habeen(ka); Habeeno/a(da) (n.)
Night
Maalin(ta); Maalmo/a(ka) (n.)
Day
Maraykan(ka) (n.)
United States of America/American
Murugaysan (adj.)
Sad
Soomaaliya (n.)
Somalia
Subax(da); Subaxyo/a(da) (n.)
Morning
Wanaagsan (adj.)
Good/Nice
Adigana?
And you?
Barasho wanaagsan.
Nice to meet you.
Iska warran.
How are you?(lit. Tell me a story about you.)
Kani waa…
This is… (masc.)
Ma barideen?
Did you (all) have a peaceful night?
Magacaa?
What is your name?
Magaceedu waa…
Her name is…
Magacaygu waa…
My name is…
Magaciisu waa…
His name is…
Nabad.
Fine.(lit. Peace.)
Nabad gelyo.
Good bye.
Nabad miyaa?
Is it peace? (Greeting)
Tani waa…
This is… (fem.)
Waan bariney.
We had a peaceful night.
Waayahay.
Okay.
Waxaan ka imi…
I am from…
Waxay ka timi…
She is from…
Wuxuu ka yimi…
He is from…
Xaggee baa deggentahay?
Where do you live?