Chapter 11 - Day 2 Flashcards
aas // duug
bury
cassuun
invite
cayaar (,ta); cayaaro/a (ha)
play, dance
cayaaraha hiddaha
traditional dance
deris (ka); derisyo/a (da)
neighbor
dhal
give birth
dhalasha (da); dhalashooyin (ka)
birth
gacmo furan
open arms
geeri (da)
death
gud
circumcise
haddiyad (da); haddiyado/a (ha)
gift
hadhow
later on
hambalyo
congrats
hool (ka) xaflad (da); hool (ka) xaflado/a (ha)
reception hall
jinaaso/a (da); jinaasooyin (ka)
funeral
ka dhac
happen at, take place in
ka qayb gal
participate, take part
khudbad (da); khudbado/a (ha)
speech
lagu qaban doonaa
will be held
liibaan
be victorious, succeed
murugo/a (da); murugooyin (ka)
sorrow, grief
qabri (ga); qabriyo/a (da)
grave
qalinjebi
graduate
qariib (ka); qaraabo/a (da)
relative
tun
beat a drum, play music