Chapter 5 - Day 1 Flashcards
buudh(ka) / buudhadh(ka);
buud(ka) / buudad(ka)
boots (north; south)
buur(ta) / buuro/a(ha)
mountain, hill
da’
rain (v.) [1]
dabaalo
swim (v.) [3b]
dabayl(sha) / dabaylo/a(ha)
wind
dallad(da) / dallado/a(ha)
umbrella
daruur(ta) / daruuro/a(ha)
cloud
dhac
blow (v.) [1]; (also rob; fall, happen, etc.)
digrii(ga); garaado/a(ha)
degree
diirran
warm (adj.)
fuul
climb (v.) [1]
gobol(ka) / gobollo/a(da)
state, region, province
hawo/a(da)
air; weather
heerkul(ka) / heerkula/a(da)
temperature
isbedel(ka) / isbadello/a(da)
change, alteration (n.)
kaxee
drive (v.) [2b]
koodh(ka) roob(ka)
raincoat
kuleyl(ka)
heat (n.)
qabow(ga)
cold
qiyaas(ta) / qiyaaso/a(ha)
estimate, guess (n.)
qorrax(da)
sun (n.)
qorshe/a(ha) / qorshayaal(sha)
plan (n.)
roob(ka) / roobo(ka)
rain (n.)
saadaal(sha)
forecast (n.)
sentigaraydh(ka)
centigrade, celsius
socdaal(ka) / socdaallo/a(da)
trip, voyage, journey