Chapter 34 - Day 2 Flashcards
Baaba’
Destroy
Baah
Spread
Badheedh
Be deliberate; intentional
Badmaax(a); badmaaxyo/a(da)
Sailor
Balladhi
Increase; widen
Bananbal
Suffer
Bar(ta); baro/a(ha)
Mark
Baydh
Avoid; go around
Been(ta)
Untruth; falsehood
Burcadbadeed(da); burcadbadeedyo/a(da)
Pirate
Daacad
Honest
Dabool
Cover
Dagaal(ka); dagaalo/a(da)
War
Doon(ta); doonyo/a(ha)
Boat
Door(ka); doorar(ka)
Role
Doorasho/(da); doorashooyin(ka)
Selection
Fan(ka)
Art
Fannaan(ka); fannaano/a(da)
Artist
Firfircoon
Active
Gacan ka sameyn
Hands-on (practice)
Heesaha Hirgalay
The Singing Audition
Hobol(ka); hobollo/a(da)
Entertainer
Iska daa
Leave off
Jile/a(ha); jilayaal(sha)
Actor
Madadaalo/a(da); madadaalooyin(ka)
Entertainment
Qamaar
Gamble
Run(ta)
Truth
Sawir(ka); sawiro/a(da)
Picture
Suugaan(ta); suugaano/a(da)
Literature
Suxufi(ga); suufiyo/a(da)
Journalist
Tababar(ka); tababaro/a(da)
Workshop
Xeeldheer
Experienced
Xirfad(da); xirfado/a(ha)
Skill