Chapter 36 - Day 2 Flashcards
Abtirsiimo/a(da)
Lineage
Ammaan(ka)
Security
Burcadbadeed(da); burcadbadeedyo/a(da)
Pirate
Cabasho/a(da); cabashooyin(ka)
Complaint
Colaad(da); colaado/a(da)
Hostility
Daandaansi(ga); daandaansiyo/a(da)
Provication
Dagaal(ka); dagaalo/a(da)
War
Dhan(ka)
Side
Dhibaato/a(da); dhibatooyin(ka)
Trouble
Duleed(ka); duleedyo/a(da)
Outskirt
Faragelin(ta)
Interference
Gacan ku hayn
Control
Gole/a(ha); goleyaal(sha)
Council
Guddoomiye/a(ha); guddoomiyeyaal(sha)
Chairman
Hanjab
Threaten
Isku dhac
Collide; confrontation
Jiritaan(ka)
Existence
Ka hortag(ga); ka hortagyo/a(da)
Prevention
Ka tiirsan
Part of
Khudbad(da); khudbado/a(ha)
Speech
Ku daadguree
Evacuate
La tali
Give advice
Maamul(ka); maamulo/a(da)
Administration
Madaxbannaani(da)
Independence