Chapter 7 - Day 3 Flashcards
baaquli (ga); baaquliyo/a (da)
bowl
bishii Mar; bishiiba mar
once a month
cunto kululeeye/a (ha); cunto kululeeyayaal (sha)
microwave
fargeeto/a (da); fargeetooyin (ka)
fork
haanta (biyaha); haamo/a (ha) (biyaha)
(water) tank
jeeg (ga); jeegag (ga)
check (noun)
kaawiyad (da); kaawiyado/a (ha)
clothing iron
feero/a (da); feerooyin (ka)
iron
kharash (ka); kharashyo (da) / qarash (ka); qarashyo (da)
expense
koob (ka); kobab (ka)
cup
koranto/a (da)
electricity
lacag (ta) caddaan (ka)
cash
mindi (da); mindiyo/a (ga)
knife
qaaddo/a (da); qaaddooyin (ka)
spoon
qalab (ka)
equipment, tools
qasaalad (da); qasaalado/a (ha)
washing machine
rasiid (ka) / boono/a (da)
receipt
saxan (ka); saxuun (ta)
plate
shoolad (da); shoolado/a (ha)
stove
tallaajad (da); talaajado/a (ha)
fridge
tayo/a (da); tayooyin (ka)
quality
wakaalad (da); wakaalad/a (ha)
agency
weel (ka); weelal (sha)
dishes, countainer
xisaab (ta); xisaabo/a (ha)
total, bill