Chapter 30 - Day 2 Flashcards
baaba’
v. be devastated
biyo wasaqayn(ta)
water contamination
caadi ahayn
unusual
ciidan(ka) ilaalada xeeb(ta)
ciidamo/a(da) ilaalada xeeb(ta)
Coast guard
cirrid(ka)
cirrido/a(ha)
gum (body part)
cudurradda ka dhasha biyaha
waterborne illness
daadin(ta)
dumping; spilling
qubid(da)
dumping
dahsoon
veiled, mysterious
dayactir(ka)
dayactirro/a(da)
repair
faahfaahi
v. detail
fin(ka)
finan(ka)
pimple, rash, blister, acne
halis(ta)
halisyo/a(da)
hazard, danger
intooda badan
majority of them
ka deji
v. unload
ka fur
v. undock; open for
lama mid ah
it’s not the same
maqaar(ka)
maqaaro/a(da)
skin, animal hide
harag(ga)
hargo/a(ha)
skin, animal hide
naadir
rare
neefmareen(ka)
neefmareeno/a(da)
respiratory system
si ba’an
severely
sun ah
toxic, poisonous
takhasus(ka)
takhasusyo/a(da)
specialization
wiiq
v. compromise, weaken
xad-dhaaf
excessive
baaba’(a)
devastation
Baabi’
v. devastate