Chapter 31 - Day 2 Flashcards
carrosan
fertile
dabayaaqo
at the end of …
dameer(ta/ka)
dameero/a(ha)
donkey
dhuuban
narrow(space), thin
fursad(da)
fursado/a(ha)
oppurtunity
gaadhi(ga)
gawaari(da)
car, cart
ganacsi(ga) yar
small business
guluf(ka) dagaal
armed conflict
haddey tahay
whether
hub ka dhigis(ta)
disarmament
ka dhan ah
against
ku biiri
(v) add to, join
ku sal leh
based on
ku soo rid
(v) drop it in
ku xigta
next to
maalgelin(ta)
maalgelinno/a(da)
bankroll, investment
meel(sha) laga galo
meelo/a(ha) laga galo
access point
mooyaane
except
saaka
this morning
sida lagu magacaabey
as it’s called
sidaad u og tihiin
as you know it
taagso
(v) stand on tiptoe
tabakaayo/a(da)
tabakaayooyin(ka)
kiosk
ku tiirso
(v) lean on
uun
only, just
weecweeco
(v) weave
weerar(ka) gaadmo/a(da) ah
weerarro/a(da) gaadmo/a(da) ah
ambush
xannib
(v) restrict