Chapter 10 - Day 3 Flashcards
alxan (ka)
solder, weld
bamboo/a (da) biyaha; bambooyin (ka) biyaha
water pump
bir (ta); biro/a (ha)
metal
biriig (ga); biriigyo/a (da) // fariin (ka); fariimo/a (,da)
brake
cillad (da) farsamo ; cillado/a (ha) farsamo/a (da)
technical problem
cilladaysan
defective
daadi
spill down, flow away, leak
daado
flow away, spill down
dabool (ka) matoor (ka)
hood
dillaac (a); dillaacyo/a (da)
tear, rupture
garaash (ka); garaashyo/a (da)
repair shop
giriig (ga); giriigyo/a (da)
car jack
iskaalamiinto/a (da); iskaalamiintooyin (k)
exhaust system
istiirin (k); istiirinyo/a (da)
steering wheel
lingax (a); lingaxyo/a (da)
gasket, seal
lug (ta) baabuur (ka); lugo/a (ha) baabuurka
tire
makaanig (ga); makaanigyo/a (da)
mechanic
matoor (ka); matoorro/a (da)
motor, engine
qaac (a)
smoke, smoking
saliid (da)
oil
shanqar (ta); shanqarro/a (da)
noise
shid, daar
start, turn on (light)
tubbo/a (,d); tubbooyin (ka)
pipe