Chapter 22 - Day 2 Flashcards
ansixin (ta); ansixinno/a (da)
validation
caddaalad (da); caddaalado/a (ha)
justice
codee
(v) vote
diiwaangelin (ta); diiwaangelinno/a (da)
registration
dood
(v) debate
guddi (ga/da); guddiyo/a (da)
committee
guddoomiye/a (ha); guddoomiyayaal (sha)
chairman
guul (sha); guulo/a (ha)
victory, success
waqtigan xaafirka ah
current
hoggaamin (ta)
leadership
isbahaysi (ga); isbahaysiyo/a (da)
coalition
matalaad (da); matalaado/a (ha)
representation
mucaarid (ka); mucaaridiin (ta)
opposition
murashax (a); murashixiin (ta)
candidate
siyaasi (ga); siyaaaasiyiin (ta)
politician
tali
rule, govern, advise
waddani (ga); waddaniyiin (ta)
nationalist
xisbi siyaasadeed (ka)
political party
xubin (ta); xubno/a (ha)
member
xul
(v) choose, select