Chapter 21 - Day 2 Flashcards
aniga laftaydu
me too
baayacmuashtar
(v) trade, sell
badeecad (da); badeecaddo
goods, merchandise
daabul
(v) transport
daahfur (ka)
ribbon cutting
deked dabiici ah; dekedo dabiici ab
natural port
dhaafso
(v) barter
dhedig (ga)
female
dhoofin (ta)
(also verb) export
dhoofso
(v) export
dibi (ga); dibi (da)
ox
furitaan (ka) xaflad (da); furitaan (ka) xaflado/a (ha)
opening ceremony
Jid cadde/a (ha); jid caddeyaal (sha)
unpaved road
jumlad (da); jumlado/a (ha)
whole sale
ka hor leexo
move away
ka soo baxa
grows from
khayaar
choice
ku xiro
(v) dock
laami (ga); laamiyo/a (da)
paved road
lab (ka)
male
macquul
reasonable, possible
maleeshiyo/a (da); maleeshiyaad (ka)
militia
neef
soul
seylad (da); seylado/a (ha)
animal market
soo deji
(v) import
soo dejin (ta)
import
tafaariiq (da); tafaariiqo/a (ha)
retail
ugu muhiimsan
most important
was tanaa/kanaa
it is here
wax ku ool ah
practical
wax soo saarka
product