Chapter 17 - Day 4 Flashcards
abuuro
(v) create, plant
aragti(da)
aragtiyo/a(da)
view, opinion
astaan (ta)
astaamo/a (ha)
symbol
baaji
(v) postpone
badbaado/a (da)
safety
bud (ka); budad (ka)
baton
cunaqabatayn (ta)
embargo
dabbaabad (da)
dabbaabado/a (ha)
tank, armored car
dagaalooge/a (ha)
dagaaloogayaal (sha)
warmonger
kala dambeyn (ta)
rule of law
darajo/a (da); darajooyin (ka)
ranks
doorbin (ka); doorbinno/a (da)
binoculars
fashil
(v) fail, cause to fail, thwart
furo
(v) rescue
gaadhi(ga) gaashaaman
gawaari (da) gaashaaman
armored vehicle
hawlgal (ka); hawlgallo/a (da)
mission
hubi
(v) make sure
ku dhacay gacanta
fell in the hand of
meel (sha) caam (ka) ah; meelo/a (ha) caam (ka) ah
public place
toosh (ka); tooshash (ka)
torch
xabbad iswaydaarsi
exchanging of fire
xidh
(v) imprison