Chapter 36 - Day 3 Flashcards
Aag(ga) dhaqaale/a(ha); aagag(ga) dhaqaale/a(ha)
Exclusive economic zone (EEZ)
Ansixi
Approve
Arrimaha Dibadda
The Foreign Affairs (government ministry)
Calaamadsi
Demarcate
Ceeb(ta); ceebo/a(ha)
Flaw
Dabaabad(da); dabaabado/a(ha)s
Armored car
Dacwad(da); dacwado/a(ha)
Complaint
Dadaal(ka); dadaalo/a(ha)
Effort
Dhawaaq
Declared
Dhawrsoon
Protect
Dhul badeed(ka); dhul badeedyo/a(da)
Territorial sea
Difaac
Defend
Go’aan(ka); go’aano/a(da)
Decision
Gorgortan
Compromise; bargain
Heshiiska Isafgaradka
Memorandum of Understanding
Ka faa’ideysi
Take advantage (of something or someone)
Ka saar
Drive out
Kalfadhi(ga); kalfadhiyo/a(da)
Session (of parliament)
Khayraad(ka)
Resource
Maxkamad(da); maxkamado/a(ha)
Court
Muran(ka); murano/a(da)
Dispute
Nasiibdarro
Unfortunate
Qabso
Capture
Qalfoof qaaradeed(ka); qalfoofyo qaaradeed(ka)
Continental shelf
Qadaraas(ka); qandaraasyo/a(da)
Contract
Si dhaqso ah
Quickly
Si hoose
Locally
Si siyaasadeed
Politically
Tilmaan
Describe
U gudbi
Submit
Walaac(a); walaacyo/a(da)
Concern
Wareegto/a(da); wareegtooyin(ka)
Official memorandum
Xeer Ilaaliye/a(ha) Guud; Xeer Ilaaliyeyaal(sha) Guud
The Attorney General
Xoreyn
Liberate
Xuduud badeed(ka); xuduudyo badeed(ka)
Maritime boundary
Xuduud(da); xuduudo/a(ha)
Boundary