Chapter 10 - Day 4 Flashcards
1
Q
bacaad (ka)
A
sand, sandy (desert only)
2
Q
daad (ka)
A
flood
3
Q
daad guree
A
evacuate
4
Q
dabeyl culus
A
tornado
5
Q
daad gureyn (ta)
A
evacuation
6
Q
dhagax leh
A
rocky
7
Q
dhisan
A
paved, built
8
Q
dhoobo/a (da)
A
mud
9
Q
dhulgariir
A
earthquake
10
Q
doox (a)
A
valley
11
Q
hawo aad u xun
A
severe weather
12
Q
hillaac (a)
A
lightning
13
Q
iska jira
A
watch out!
14
Q
jiid
A
pull
15
Q
khasaare/a (ha)
A
damage
16
Q
ku soo fool leh
A
approaching
17
Q
onkod (ka)
A
thunder
18
Q
raadaal (ka); raadaalo/a (da) // raadaar; raadaarro/a (da)
A
radar
19
Q
siman
A
smooth
20
Q
waa hore
A
years ago
21
Q
walax (da); walxo/a (ha)
A
object
22
Q
xaalad (da)
A
situation