Chapter 12 - Day 3 Flashcards
cilmi (ga); cilmiyo/a (da)
Knowledge
dhalinyaro/a (da)
Youth
farsamo yaqaan (ka); farsamo yaqaanno/a (da)
Technician
horumar (ka); horumarro/a (da)
development
horumari
develop, make progress
khibrad (da); khibrado/a (ha)
experience
koob
summarize (v)
ku meel gaadh
temporary
kulliyad (da); kulliyado/a (ha)
college
mushahar (ka); mushaharro/a (da)
salary
saxaafad (da); saxaafado (ha)
journal, media
shirkad (da); shirkado/a (ha)
company
shuruud (da); shuruudo/a (ha)
condition
urur (ka); ururro/a (da)
organization
waayaragnimo/a (da)
experience
waraysi (ga); waraysiyo/a (da)
interview
wargeys (ka); wargeysyo/a (da)
newspaper
wariye/a (ha); wariyeyaal (sha)
reporter
wasaarad (da) warfaafin (ta); wasaarado/a (ha) warfaafinta
Ministry of Information
waydii
(v) ask
xayaysii
(v) advertise