Chapter 33 - Day 3 Flashcards
Agoon(ta); agoomo/a(da)
Orphan
Bandhig
Exhibit; display; present
Barnaamij(ka); barnaamijyo/a(da)
Program
Cimilo/a(da); cimilooyin(ka)
Climate
Dhexdooda
Within (them)
Dhibaato/a(da); dhibaatooyin(ka)
Problem
Dir
Send
Faa’iido/a(da); faa’iidooyin(ka)
Benefit
Faqri
Poverty
Farabadan
Many
Fikir
Think
Fududee
Simplify; ease
Go’aanso
Decide
Harqaan(ka); harqaanno/a(da)
Sewing machine
Heshiis(ka); heshiisho/a(da)
Agreement
Isgaarsiin(ta)
Telecommunications
Isticmaal(ka)
Utilization
Jaanqaad
Keep pace; keep up (with something)
Khad(ka); khadad(ka)
(Telephone) line
Machad(ka); macaahiil(sha)
Customer
Nolol(sha)
Life
Qalabee
Equip
Qarni(ga); qarniyo/a(da)
Century
Saadaal(sha)
Prediction; forecast
Sahal
Simplify; make easy
Samafal(ka)
Humanitarian
Shahaado/a(da); shahaadooyin(ka)
Certificate
Shirkad(da); shirkado/a(ha)
Company
Taariikhi
Historical
Tiirsan
Dependent (on something); reliant (on something)
Tollin(ka)
Sewing
Wac
Call
Xawil
Transfer money; remit
Xirfad(da); xirfado/a(ha)
Skill